Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Madaxweyne Lafatagareen oo Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed.

Sawiro;-Madaxweyne Lafatagareen oo Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed.

96
0

Sabti 01 Feb , 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo looga hadlay Istiraatijiyada Xoojinta Amniga Deeganada Koonfur Galbeed iyo ka Hortaga Dhagaraha Alshabab ay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed.

Shirkan ayaa ku saabsanaa xaaladda guud ee Amniga Deeganada Koonfur Galbeed iyadoo ay ka qeyb-galeen Wasiirka Arimaha Gudaha, Wasiir ku xigeenka Amniga, Gudoomiyaha Gobolka Baay, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Saraakiisha Hay’addaha Amniga Qeybahooda kala Duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here