Jimco 7, Feb 2025 {CBB}Gudaha Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa waxaa lagu sameeyay Howlgal lagaga hortagaayey waxyabaaha Liidka ku ah Amaanka iyadoo Ciidamada Booliska Baaritaan ku sameeyay Gaadiidka iyo dadweynaha Magaalada.
Wasiirka Wasaarada Arimaha Amniga Gudaha Koonfur Galbeed Xassan Abdikhadir,Wasiir kuxigeenka wasaaradda Amniga,Taliyaha Booliska Gobolka Baay ayaa qeyb ka ahaa Baaritaankan ay sameynayeen Ciidamada.







