Home WARARKA MAANTA Dowlada Somalia oo ka Hadashay Soomaalida Xukunka Dilka ah ugu xiran Sacuudiga

Dowlada Somalia oo ka Hadashay Soomaalida Xukunka Dilka ah ugu xiran Sacuudiga

36
0

Jimco 21, Feb 2025 {HMC}  Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa qoraal ay soo saartay uga hadashay maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Boqortooyada Sucuudiga, kuwaas oo qaarkood ku xukuman dil toogasho ah.

Maxaabiistan oo gaareysay 45 ayaa mid ka mid ah la daldalay maalmo ka hor, halka inta hartay ay dil sugayaal waxaana lagu helay sida dowlada Boqortooyada Sacuudigu sheegtay iney dalkaas galiyeen daroogo.

HOOS KA AKHRISO QORAALLKA WASAARADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here