Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Madaxweyne Laftagareen ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka Itoobiya

Sawiro;-Madaxweyne Laftagareen ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka Itoobiya

88
0

Talaado 4, March 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleed Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka Itoobiya isaga oo ku boggaadiyay Saraakiisha Itoobiya tababarka heerkiisu sareeyo ee ay siinayaan Ciidamadda Booliska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed oo Xarada Tababar uga socda.

Daawo;- Sawirada Hoos

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here