Axad 16, March 2025 {CBB}Shirkan Wadatashiga ah ayaa waxaa uu ujeedkiisa ahaa Xoojinta Adeegyada Dowladaha hoose, Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, iyo kor u qaadista fursadaha maal gashiga.
Shirkan oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed soo gabagabeysey ayaa waxaa ka qeyb-galay Hay’adaha Dowliga ah iyo Daneeyayaasha kale.







