Khamiis 27, March 2025 {CBB}Qaadashada Sabarloogooyinka waxaa goob joog ka ahaa maamulka Degmada Baraawe oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha degmada Baraawe Ahna Duqa Degmada Mudane Cumar Cabdulle Maxamed, Saraakiisha Amniga, Xubno Kamid Ah Golaha Degeenka Degmada iyo Xildhibaan Diinki oo kamid ah Xildhibaanada Koonfur Galbeed.
Qaadashada sabarloogooyinka Waxey wax badan ka badali doontaa Muranada isqab qabsiga dhulalka.




