Home WARARKA MAANTA Dowlada Gobaleedka Koofurgalbeed Soomaliya Oo Fursad Waxbarasho bilaash ah Siisay Dhalinyarada

Dowlada Gobaleedka Koofurgalbeed Soomaliya Oo Fursad Waxbarasho bilaash ah Siisay Dhalinyarada

9
0

Sabti 29, March-2025 {CBB} –Waasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay fursad u siisey dhalinyarada ku dhaqan baydhabo in ay helaan koorsooyin waxbarasho oo lacag la,aan ah taasi oo ay uga faaideyneyso Dhalinayarda

Xarunta Dhalinyarada Degmada Baydhabo ( BAIDOA YOUTH HUB) oo ah Xarun dhalinyaro oo ay maamusho Wasraada Dhalinyarada ayaa kana kooban goobo loogu talagaley in dhalinyarada wax lagu baro iyo meel dhalinayaro ay iskugu imaado ayaa dhalinyarada kaga faaideysanaya in wax ku bartaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here