Home WARARKA MAANTA Sawiro;- Magaalada Kismaayo oo Si Weyn looga Ciiday

Sawiro;- Magaalada Kismaayo oo Si Weyn looga Ciiday

64
0

Axad 30, March-2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa masuuliyiin iyo dadweyne Kala duwan Salaada Ciidul fidriga kula tukada Xarunta Madaxtooyada magaalada Kismaayo

Axmed Maadoobe ayaa Umadda Islaamka ah, Shacabka Soomaaliyeed, iyo Bulshada Jubaland ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga.

DAAWO SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here