Axad 30, March-2025 {CBB}Ciid wanaagsan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay waxaa ay ka mid tahay meelaha maanta munaasabada Ciidul fidriga ee maalinta koowaad si weyn loogu ciiday.
Qaar kamid ah dad weynaha magaalada Baydhabo salaada fiidul firiga kadib lahaday Warbaahinta CBB ayaa soo dhaweeyey ciidan soonfur islamarkaasina hampalyo u diray dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo ceheladoodii maalinta koowaad ee Ciidul fidriga.








