Home WARARKA MAANTA Farmaajo maka qeybgali doonaa Shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh?

Farmaajo maka qeybgali doonaa Shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh?

4
0

Talaado 01, April-2025 {CBB}Madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaki ku jira inuu ka qeybgali doonin shirka uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh.

 

Wareysi uu C/rashiid Duuqow, Afhayeenka Nabad iyo Nolol siiyay Warbaahinta ayaa uga warbixiyay gogosha Madaxweyne Xasan Sheekh u fidiyay madaxda iyo qorshaha Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here