Axad 13, April-2025 {CBB} –Gudoomiyaha Degmada Berdaale Mudane Maxamed Isxaaq Xasan (Carcase) ayaa shir gudoomiyey shir ay qeyb ka ahaayeen hay’adaha Amniga oo ugu horeeyaan madaxa AUSOM ee degmada Berdaale Gudoomiye ku xigeenka Amniga Iyo Siyaasadda Degmada iyo Saraakiisha Amniga degmada Berdaale ee Gobolka Baay.
Shirkan ayaa looga hadley xaqiijinta Amniga, Degmada Berdaale Iyo deeganada hoosyimaada.
Shirka ayaan Maraka Soo Cidlaadaye Waxaa Warabaahinta Lahadaly Gudoomiye kuxugeenka Aminga iyo Siyaasadda Dacud Abdiraxmaan Isagoo umahadceliyey Shacabka Degmada Bardaale ee Gobalka Baay iyo saraakiisha Amniga sida ay Degmada aya uga la shaqeyaan Amniga.







