Home WARARKA MAANTA Odayaasha Dhaqanka Dowladda Gobaleedka KGS Oo Shir Jara’iid Ku Qabtey Magaalada Baydhabo...

Odayaasha Dhaqanka Dowladda Gobaleedka KGS Oo Shir Jara’iid Ku Qabtey Magaalada Baydhabo Ayaa Baaq Nabadeed U Jeediyay Dadka Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamaya Degmooyinka Luuq Ganaane Iyo Qoryooley.

42
0

Axad 8 July 2024 {CBB}Odayaasha Dhaqanka Deeganada Koonfur Galbeed Oo Sir Jaraaid Ku Qabtay Magalada Baydhabo Ayaa Waxay Baaq Nabadeed U Direen Beelaha Walaalaha Ah Ah Eek U Dagaalamaya Degamada Luuqa Iyo Degmada Qoryooley Kuwaasi Oo Kalak Tirsan Maamul Goboleedyada Jubaland Iyo Koonfur Galbeed

Odoyaasha Ayaa Si Dag Adag Ah Ugu Baaqay Ine Loo Roojiyo  Dagaaladaasi

Ayagoona Sheegy In Aan Hada Marnaba Aan Suurto Gal Aheen La Dgaalnka Al Shabaab Ayadoo Lagu Gudo Jiro In La Bilaabo Dgaaal Beeleedyo Dhexdooda Ah

Deeganada Koonfur Galbeed Ayaa Waxaa Mudooyinkii U Dambeyeey Kusoo Laalabaatet Qaar Kamid Ah Deeganadeeda Dagaal Beeleedyo Qasaaro Badan Gaysta Kuwaasi Oo U Dhaxyeeya Laba Maleeshiyo Beleed Ayadoona Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Ay Horay Ugu Digeen Dagaallbeeleedyada Soo Laalaabta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here