Home Dooda-radio-cbb-tv Dhageyso: Dood ku saabsan Waxbarashada Madaniga ah oo ay ka qeybgaleen khubaro...

Dhageyso: Dood ku saabsan Waxbarashada Madaniga ah oo ay ka qeybgaleen khubaro aad u faaqidey arintan.

104
0

Jimco 09, May 2025 {CBB}Hoos Ka Dhageyso: Dood ku saabsan Waxbarashada Madaniga ah oo ay ka qeybgaleen khubaro aad u faaqidey arintan.

Doodeena Todobaadkan ee Waxbarashada Madaniga ah waa barnaamij ama hannaan lagu baro muwaadiniinta aqoonta, xirfadaha, iyo qiyamka looga baahan yahay si ay uga qaybqaataan nolol bulsho iyo dowladnimo oo wanaagsan. Waxay diiradda saartaa fahamka sida :

1. Xuquuqda iyo waajibaadka muwaadinka,
2. Nidaamka dowliga ah (sida dastuurka, sharciyada, doorashooyinka),
3. Xorriyadda hadalka,
4. Xalinta khilaafaadka si nabad ah,
5. Wacyiga bulshada iyo ka qaybqaadashada arrimaha dadweynaha.

Soo jeedinta;- Maxamuud Ali Abdullahi (Gabsha)

Farsamada;- Eng Aydaruus

 

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here