Home WARARKA MAANTA Tababar ku saabsan ka hortaga Xad gudubyada Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

Tababar ku saabsan ka hortaga Xad gudubyada Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

36
0

Sabti 17, May 20225 {CBB}Tababarkaan oo socdey mudo Sedax maalin ah ayaa waxaa lagu baranaayey ilaalinta Xuquuqda ka hortaga xadgudubyada iyo wadashaqeynta bulshada iyo police-ka waxaana loo qabtey 33 qof oo ka kala yimid Police-ka koonfur galbeed iyo Ururada Bulshada Baydhabo

Tababarka waxaa xiritaankiisa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya , Saraakiisha ciidanka Police-ka iyo wakiilo ka socdey UN-Women iyo UNTIMIS oo Tababarka qabtey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here