Home WARARKA MAANTA Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Aminga Dowlada Koonfur Galbeed oo Maanta Gaarey degmada...

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Aminga Dowlada Koonfur Galbeed oo Maanta Gaarey degmada Xudur Ee Xaruunta Gobolka Bakool.

42
0

Khamiis, 22, May 2025 {CBB}Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada amniga gudaha KGS Xasan Cabdiqaadir Maxamed oo ey qeyb ka ahaayen Gudoomiyaha Gobolka Bakool Mudane Maxamed Axmed saraakiil katirsan Ee ATMIS iyo agaasimaha madaxtoyada Abdifitah mahat ayaa manta soo gaaray Magaalada Wajid

Wafdiga wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey Maamulka Degmada Waajid Uu Hogaaminaayo Guddomiyaha Degmada Wajid Mohamed Moallim Yusuf,Sarkiisha Lamaha Amniga Oo Iskugu Jiraan Atmis,Millitary
May be an image of 7 people and helicopterMay be an image of 4 people and treeMay be an image of 3 people

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here