Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Kulan Looga Hadaley Hormarinta iyo Kobcinta Ganacsatada Yar Yar ayaa lagu...

Sawiro;-Kulan Looga Hadaley Hormarinta iyo Kobcinta Ganacsatada Yar Yar ayaa lagu soo Xiray Baydhabo .

75
0

Axad 25, May 2025 {CBB}–Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa lagu soo Xiray Tababar looga hadlayey Hormarinta iyo Kobcinta Ganacsatada Yar Yar ee Magaalada Baydhabo.

Tababarka ayaa waxaa soo xiray Wasiirka Qorshaynta Mudane Abdihakiin Haji Fiqi oo uu Wehliyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Abdifatah Mahad waxaana Tababarka inta uu socday lagu baranayey sidii loogu Dhiiragelin lahaa Ganacsatada Hormarinta Ganacsiga iyo kobcinta Dhaqaalaha.
sido kale Xiritaanka Tababarka waxaa Goobjoog ahaa Agaasimaha Guud Wasaaradda Ganacsiga Mudane Yacquub Isaaq Xuseen iyo Madax ka socotay Hay’adda GIZ.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here