Home WARARKA MAANTA Bulshada Xudur Oo Ka Faa’ideystay Tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka

Bulshada Xudur Oo Ka Faa’ideystay Tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka

65
0

Arbaco 10 july 2024 {CBB}Tababarkan ayaa inta uu socdo Bulshada Xudur ayaa waxay ku baran doonaan sida loo xaliyo Khilaafaadka ka dhax dhaca Bulshada iyadoo aan dhibaaatada loogu sii darin Ururka Baay Woman oo kaa shanaya Hay’adaha ACTED iyo Taakolo ayaa iska kaashadey tababarkan sidii loo qaban lahaa si loogu faa,ideeyo Bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here