Home WARARKA MAANTA U diyaar garowga Ciidda Carafo oo laga dareemaayi Suuqa Xoolaha ee Baydhabo.

U diyaar garowga Ciidda Carafo oo laga dareemaayi Suuqa Xoolaha ee Baydhabo.

45
0

Isiinin, 02, June 2025{CBB} Iyadoo Maalmo kooban nooga dhiman Maalinta Ciida ee Carafo ayaa waxaa Suuqweynaha Xoolaha ee Magaalada Baydhabo laga dareemaya u diyaar garowga Dhanka Ciiddul Adxa.

Waxaa guud ahaan suuqa ka jira kala iibsiga Xoolaha kala duwan sida, Ariga, Lo’ada iyo Geela si qof kasta ee abooda u guto Udxiyada Maalinta Ciiddul Adxa, iyadoo Ciidan Ka duwan tahay Ciidii hore marka loo fiiriyo dhanka iyo Xoolaha.

 

Hoos ka Daawo;- muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here