Home WARARKA MAANTA Mashaariic Horumarineed laga hirgeliyey Baydhabo Oo Xariga laga jarey

Mashaariic Horumarineed laga hirgeliyey Baydhabo Oo Xariga laga jarey

41
0

Khamiis 12 June 2025 {CBB}Munaasabad kooban oo xariga looga jaraayey Xarumo loo dhisey Bulshada ayaa ka dhacdey Baydhabo waxaana loogatalagey dadka Masaakiinta ah in ay ka faaideystaan Xarumahaan Cusub ee dhawaan la hirgaliyeyXarumahaan oo ka kooban Ceelbiyood, Masaajid iyo goobo kale oo lagu barto diinta Islaamka ayaa waxaa furitaanka goobjoog ka ahaan Wasiir kuxigeenka Wasarada Diinta iyo Arimaha Islaamka DFS iyo Wasiiro ka titsan Maamulka KGS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here