Home WARARKA MAANTA Deeq Lacageed Oo Lagu Wareejiyey Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur-hakaba.

Deeq Lacageed Oo Lagu Wareejiyey Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur-hakaba.

41
0

Jimco 13, June ,2025  {CBB}  Iyadoo weli uu socdo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba kaas oo Bulshada baahi badan u qabto islamarkaana si isxilqaan ah Bulshada iyo Maamulka ku dhisanayaan iyagoo Taageera ka helaya Dowlada KG dadka wax heysta

Odoyaasha dhaqanka Beelaha Dega Degmada Buur-Hakaba ayaa Gudiga dhismaha Garoonka Diyaaradaha ayaa Deeq Lacag ah oo gaareysa lixdan Kun Dollar ku wareejiyay oo loogu tala galay kaga qeyb qaadashada Dhismaha Garoonka oo Muhiim u ah Bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here