Home WARARKA MAANTA Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay xoojinta amniga.

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay xoojinta amniga.

39
0

Jimco 13, June ,2025  {CBB}La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Mudane Xuseen Macalin, ayaa kulan dooceed la yeeshay Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Dibadda Dowladda Turkiga, Dr. Burhanettin Duran, intii lagu guda jiray shirka Oslo Forum.

Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga istiraatiijiyadeed ee labada dal, gaar ahaan dhanka amniga iyo ganacsiga.

Labada mas’uul ayaa markale xaqiijiyey muhiimadda ay leedahay doorka Turkiga ee dadaallada Soomaaliya ee dhanka nabadda, xasilloonida iyo horumarka.

Turkiga ayaa ka mid ah wadamada si weyn u taageera Soomaaliya, waxaa uuna ka caawiyaa Tababarka ciidamada, Maalgashiga iyo horumarķa dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here