Home WARARKA MAANTA Imtixaanka Qaranka Fasalka 12aad ee Dugsiga Sare oo Wasaradda waxbarshada KGS...

Imtixaanka Qaranka Fasalka 12aad ee Dugsiga Sare oo Wasaradda waxbarshada KGS ka Dahfurtay Magaalada Baydhabo

75
0

Sabti 14 June 2025 {CBB}Wasiirka wasaaradda waxbarashada Dowladda Gobaleedka  Koonfurgalbeed Soomaaliya  Marwo Sahra Osman Ahmed ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah uga furay Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12aad, sannad dugsiyeedka 2024/2025.

Daahfurka Imtixaanka waxaa qeyb ka ahaa wasiiro katirsan Dowladda Gobableedka  KGS iyo Maamulka Degmada Baydhabo.
Tirada Guud ayaa gaareysaa 5,873 ardey ayaa sanadkan deegaanada Koonfur Galbeed uga fadhiistey Imtixaanka fasalka 12aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here