Home WARARKA MAANTA Xuska Maalinta Caalamiga ah Carruurta Afrika Oo Baydhabo lagu qabtay.

Xuska Maalinta Caalamiga ah Carruurta Afrika Oo Baydhabo lagu qabtay.

36
0

Isniin 15, June 2025 {CBB}Munaasbadaan oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska maamulka Kooonfur Galbeed Ayaa waxaa lagu xusey Maalinta Caalamiga Ah ee Caruurta Africa oo lagu xuso sanadwalba marka la gaaro 16 June

Xuska maalintaan waxaa ka soo qeybgalay Wasiiro, Xildhiaabo , Ururada iyo Hay,adaha ka shaqeeya Arimaha Caruurta iyo marti sharaf kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here