Home WARARKA CAALAMKA Madaxweyne Trump “Xabbad joojintu waa ay hirgashay”

Madaxweyne Trump “Xabbad joojintu waa ay hirgashay”

35
0

Talaado 24 June 2025 {CBB} Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa bartiisa X ku soo qoray “Xabbad joojintu waa ay hirgashay, Fadlan ha ku xad-gudbin”

dhinaca kalle Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday in dhankeeda ay ka hirgashay Xabad joojintii, wasiirka arrimaha dibada Abbaas Caraaji ayaa sidaas sheegay.

Daqiiqadihii u dambeeyey ay Tehran weerartay, goobo kale duwan oo kuyaala gudaha magaalooyinka ISR|L waxaana ku dhintay in ka badan 12 qof, sida ay sheegayso warbaahinta gudaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here