Arbaco 17 July 2024 {CBB}–Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda gobaleedka Koonfur Galbeed Abdinaasir Abdi Arush ayaa Gudoomiyey Kulanka Hay’adda Samafalka iyo Wasaarada oo ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Gargaarka ee Magaalada Baydhabo
Kulanka waxaa Diirada lagu saaray Isbarashada Gudoomiyaha Gobolka Baay iyo Madaxda Hay’addaha, Warbixin ku saabsan sidii Gurmad loo Gaarsiin lahaa Bulshada ku Nool Magaalada Qoryooley, Arimaha Samaynta Sharciga ilaalinta Sahayda la Gaarsiinayo Bulshada iyo Xog Aruurin Xaalada Nolosha Bulshada ku Nool Degmooyinka Koonfur Galbeed.
kulanka oo sacado qaatay kadib waxaa warbahinta ufaafaahiyey wasiirka wasaarada gar gaarka iyo maareenta masiibooyinka dowlad gobaleedka koonfurgalbeed mudane Abdinaasir Abdi casruush
Hoos;- Sawiro;-