Arbaco 17 July 2024 {CBB}–Kulan wadatashi ah oo u dhaxeeya Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Koonfur Galbeed iyo Agaasimeyaasha Wasaaraddaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo.
kulankan waxaa soo qaban qaabiyey xafiiska hanti dhowrka guud waxaana ka soo qeeb galay agaasimiyaasha wasaaradaha .
uga horeen kulanka ayaa waxaa ka hadlay xeer ilaaliya gobalka baay ahna ku simaha xeer ilaaliyaha gobalka baay gaasimaha wasaarada qorsheenta iyo gudoomiyaha gudiga shaaqaalaha rayidka koonfurgaalbed iyo gudoomiyaha xafiiska haniti dhowrka guud
Dhinac kale shirkan ayaa waxaa dahfuray gudoomiye kuxugeenka maaliyada baarlamaanka koonfurgalbeed soomaliya mudane xasan Adan Ali isagoona ladardaaramay agaasimiyaasa wasarahada koonfurgalbeed