Home WARARKA MAANTA Wafdi uu hogaaminaayo Cali jeyte oo gaaray Magaalada Jigjiga.

Wafdi uu hogaaminaayo Cali jeyte oo gaaray Magaalada Jigjiga.

31
0

Jimco, 11 July 2025 {CBB} Ergeyga gaarka ah ee Madaxweyne Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Macawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Cali Jeyte iyo Wafdigiisa ayaa ka ambabaxay Dagmada maxaas asigoona horay u soomaray Magaalada Baladweyne ka hor inta uu san u gudbin Itoobiya.

Si rasmi ah looma oga wxa uu salka ku haayo safarka Cali jeyte balse warar ay heshay Hiiraanweyn ayaa sheegaayo in in uu ku saabsan yahay iskaashi amni iyo sida ay gacan uga geysan karaan DDS Dagalka ka dhanka ah AS ee Beesha Xawaadle kula jirto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here