Home WARARKA MAANTA Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud KGS oo maanta kormeer shaqo...

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud KGS oo maanta kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah goobaha ay ka socdaan dhismeyaasha muhiimka ah ee magaalada Baydhabo.

80
0

Arbaco 30 July 2025{CBB}Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, iyo Dib-u-dhiska ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dahir Abdi Dr go ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah goobaha ay ka socdaan dhismeyaasha muhiimka ah ee magaalada Baydhabo.

 

Kormeerkan ayaa lagu eegayay heerka uu marayo dhismaha cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,xarunta tababarka injineerada iyo dhismaha waddooyinka muhiimka ah ee isku xira xaafadaha magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here