Home WARARKA MAANTA AUN Khaliif Idiris oo Saakay ku geeriyooday Baladweyne.

AUN Khaliif Idiris oo Saakay ku geeriyooday Baladweyne.

22
0

Jimco, 22 Aug 2025 {CBB} Allaha u naxariistee Waxaa Magaalada Baladweyne ku geeriyooday Admiral Khaliif Idiris Cismaan oo ka mid ahaa dadka sida weyn looga garanayay Gobalka Hiiraan ka mid ahaa Saraakiishii hore ee Dowladii kacaanka.

Geerida Admiral Khaliif Idiris Cismaan ayaa timid ka dib xanuun mudooyinkii dambe ku hayay Baladweyne oo ugu dambeyn saakay u geeriyooday sida xubno ka mid ah qoyskiisa ay u xaqiijiyeen Hiiraanweyn.

Allaha u naxariistee Khaliif Idiris waxaa uu ka mid ahaa Ciidamadda bada soomaaliyeed saraakiisha mudo badane soo shaqeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here