Home WARARKA MAANTA Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad Dugsiga dhexe KG Oo la shaaciyey

Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad Dugsiga dhexe KG Oo la shaaciyey

53
0

Khamiis, 21 Aug 2025 {CBB} Munaasabadani oo aheyd mid lagu shaacinaayey Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga dhexe ee Sanad Dugsiyeed ee 2024 ilaa 2025 oo ay qaadey Wasarada waxbarshada Dowlada KG gaar ahaan Fasalada 8.daad ee Sanad dugsiyeed tiradoodana gaareysey In ka badan 15,200 oo Ardey Ayaa lagu qabtey xarunta Wasaarada Waxbarshada ee Magaalada Baydhabo.

Waxaana Munaasabda goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Barlamaanka KG Wasiirka Wasaarada Waxbarshada KGS Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Sarakiisha Amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here