Home WARARKA MAANTA Wasiiro ka tirsan KGS oo kaga qeyb galay shirka Arimaha dib- u...

Wasiiro ka tirsan KGS oo kaga qeyb galay shirka Arimaha dib- u heshiisinta

60
0

Axad 21 July 2024 {CBB}Wafddi Uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Dib U Heshiisiinta Dowladda Koonfur-Galbeed Mudane Cabdullaahi Xaaji Xasan Manuur Oo Safar Shaqo U Jooga Muqdisho Ayaa Yeeshey Kulan Horudhac U Ah Dadaalka Dib U Heshiisiineed Ee Shaqaaqadii Ka Dhacday Degmada Qoryoolay.

Socdaalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Waxaa Ku Wehliya Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta KGS Mudane Nuur Siidow Baaba, Wasiirka Cadaaladda, Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Gudaha,Wasiir Kuxigeenka Amniga, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Iyo Xubno Kale.

Ujeedka Kulankan Horydhac Ah Oo Ay Muqdisho Ku Yeesheen Wafddigan Ka Socday Dowladda KGS Ayaa La Xiriirta Sidii Loo Soo Afjari Lahaa Dagaal Beeleedyadii Dhawaan Ka Dhacay Degmada Qoryoolay Ee Gobolka Shabeelladda Hoose.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here