Axad 21 July 2024 {CBB}–Madaxweynaha Dowladda Gobalewdka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Ayaa Qaabilay Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxa Ugu Sareeya Hay’adda UNHCR Ee Soomaaliya
Kulan Madaxweyne Laftagareen Iyo Wafdiga Ayaa Waxaa U Ku Wehlinayeen Wasiirka Wasaarada Gargaarka Iyo Maareenta Masiibooyinka Abdinaasir Abdi Caruush Iyo Gudoomiyaha Gudiga Barakacayaasha Koonfur Galbeed
Wafdiga Ayaa Waxaa Ay Kawada Hadleen Kulankooda Arimaha Barakacayaasha, Xalka Waara, Isbedelka Cimilada Iyo Sidii Dadka Dib Udejin Loogu Samayn Lahaa.
Kulanka Oo Scado Qaatay Ka Dib Ayaa Waxaa Warbaahinta Uga Warbixiye Islamarkaasnia Faafay Ujeedka Wafdiga Gudoomiyaha Gudiga Qorxootiga Iyo Barackacyaasha Koonfurgalbeed Abdiqadir Ali Maxamed Kobrac