Home WARARKA MAANTA Askari ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay Degaanka Jameeco.

Askari ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay Degaanka Jameeco.

55
0

Isniin 22 July 2024 {CBB}Ciidanka xoogga dalka iyo Darwiishta Koonfur-Galbeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Jameeco oo hoostaga degmada Buur-hakaba ku dilay xubno ka tirsan Alshaab , iyagoo kala wareegay gacan ku haynta deegaankaasi.

Saraakiil ka tirsan xoogga dalka ayaa warbaahinta  u xaqiijiyay howlgalkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiyay Xubno Ka Tirsan  Alshaab

Deegaanka Jameeco wuxuu qiyaas ahaan degmada Buur-hakaba dhanka bari uu kaga beegan yahay 25 km, halkaasi oo As ay ku dhibaataynayeen shacabka ku safraya wadadaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here