Home WARARKA MAANTA Laba musharrax oo wareegga labaad ee codeynta dorashada madaxweynaha u gudbay

Laba musharrax oo wareegga labaad ee codeynta dorashada madaxweynaha u gudbay

26
0

Sabdi 30 -Aug 2025 {CBB} Waxaa wareegga labaad u gudbay laba musharrax oo u tartamaya xilka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya kuwaas oo kala ah Cabdiqaadir Firdhiye iyo Cabdirisaaq Khaliif.

Labada musharrax ayaa noqday musharxiinta ugu codadka badan shantii musharrax ee xilka madaxweynaha u tartamayay, iyadoo saddexdii kale ay hareen.

Cabdulqaadir Firdhiya ayaa la sheegay in uu haysto 36 cod halka Cabdirisaaq Khaliif-na uu haysto 20 cod sida guddoonku dhawaaqay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here