Talaado 23 July 2024 {CBB}–Agaasimaha guud Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdifatah Mahad Abdirahmaan ayaa Gudoomiyey Madasha Agaasimiyaasha Guud Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed
Kulanka Agaasimiyaasha ayaa Diirada lagu Saaray Cadaalada, Amniga, Siyaasada iyo Arimaha Bulshada.
Kulanka waxaa ka qeybgalay La-Taliyaasha Madaxweynaha, Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka iyo Agaasimiyaasha Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed.