Sabtii 27 July 2024 {CBB}–Qalab Xafiiseedkan lagu wareejiyey Wasaaradda Haweenka KG ayaa waxa uu iskugu jirey Kuraaso, Miisas Borajaktiga lagu qabto Tababarada Hoolka Shirarka oo loogu tala galay in loogu adeego Haweenka KG, Waxaana qalabkan soo gaarsiisey Hay,addaha Taageera Horumarinta Haweenka
Munaasabada Lagu kala wareegayey qalabkaas ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Haweenka ee Xuquuqul Insaanka KG iyo Ururada Haweenka kala duwan ee Baydhabo ka dhisan .