Home WARARKA MAANTA Maamulka Degamada Baydhabo ayaa Ganacsatada u digey Iibinta Raashin dhacay.

Maamulka Degamada Baydhabo ayaa Ganacsatada u digey Iibinta Raashin dhacay.

31
0

Axad 28, Sep 2025 {CBB}Kadib Markii Shirjaraaid ku qabatey Magaalada Baydhabo Agaasimaha Waaxda Caafimadka iyo Fayadhowrka Degmada Baydhabo Abshir Ali Xussen ayaa soo saarey Digniin ku socotey Ganacsatada Magalada Baydhabo kuwaas oo ku ganacsada Raashiinka dhacay kuwaas oo ku iibinaya Suuqyada Magaalada Baydhabo taasoo halis ku ah Caafimaadka Shacabka

Agaasimaha Waaxda Caafimadka iyo Fayadhowrka Degmada Baydhabo Abshir Ali Xussen ayaa Sheegey in ay Sharciga la horkeyn doono Ganacsidihii lagu arka Goobtiisa Ganacsi Rashiin dhacay isagoo ugu baaqey in loo baahan yahay in dadka laga iibiyo Cunto sugan si loo ilaaliyo badqabka Shacabka islamarkaana ay kor joogteyn doonaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here