Home WARARKA MAANTA Howlgal lagu xaqiijinaayay oo laga sameeyay degmada Walanweyn

Howlgal lagu xaqiijinaayay oo laga sameeyay degmada Walanweyn

52
0

Talaado   30 July 2024 {CBB}–Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed oo ay Wehliyaan Gudoomiyaha Degmada iyo Taliyaha Saldhiga ayaa Caawa Kormeer Amni Xaqiijin ah ka sameeyay Waaxyaha iyo Suuqyada Degmada Wanlawey ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Wasiir Hassan Abdulkadir Mohamed iyo Gudoomiye Abdulkadir Mohamed Abdullahi ayaa Kormeerkan ku tagay Qaarkamid ah Goobaha Ganacsiga, Wadooyinka iyo Goobaha Lagu Caweeyo ee ay iskugu yimaadaan Bulshada Degmada.

Mas’uuliyiinta ayaa Goobihii ay Tageen Shacabkii ay kula kulmeen ka Wareystay Xaalada Guud iyo Isbedelada Jira, Bulshada ayaa Dowladda KGS iyo Maamulka Degmada uga Mahadceliyay Dadaalada ay Wadaan ee Ku aadan Horumarinta Adeegyada Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here