Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Tababar ku saabsan Horumarinta Aqoonta Wariyaha Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey

Sawiro;-Tababar ku saabsan Horumarinta Aqoonta Wariyaha Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey

24
0

Khamiis, 23 Oct 2025 {CBB} Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ ayaa maanta si rasmi ah magaalada Baydhabo u soo gabagabeeyay tababar labo maalmood.

Ku dhawad 20 wariye ayaa waxaa Magaalada Baydhabo loogu soo gaba-gabeeyay Tababar ku saabsanaa Horumarinta Aqoonta iyo Kor u qaadista Xirfadda Saxaafadda, kaas oo socdey Mudo Laba maalmood ah.

Waxaana Tababarkan oo soo qaban qaabisay Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ ka qeyb-qaatey Saxafiyiin ka kala socdey Raadiyaasha Madax banaan ee kala duwan iyo kuwa Dowladda ee Magaalada Baydhabo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here