Home WARARKA MAANTA Safiirka Dalka Suudaan ee Soomaaliya oo booqday Wasaaradda Arrimaha-dibedda Soomaaliya.

Safiirka Dalka Suudaan ee Soomaaliya oo booqday Wasaaradda Arrimaha-dibedda Soomaaliya.

13
0

Axad 2, Nov 2025 {CBB}Safiirka Dalka Suudaan ee Soomaaliya ayaa booqday Wasaaradda Arrimaha-dibedda, isaga oo halkaasi kulan kula qaatay Wasiiru-dowle Cali Balcad oo ay ka wada-hadleen xaaladda colaadeed & bin’adannimo ee ka taagan dalka Suudaan.

Wasaaradda Arrimaha-dibedda DFS waxa ay sheegtey in Soomaaliya xaqiijisey taageeradeeda midnimada, madax-banaanida iyo xasiloonida wadanka Suudaan,
Kulankan ayaa imanaya xili cabasho badan laga muujiyay Diyaaradaha Imaaraadka Carabta ee saadka u wado kooxda RSF ee ka dagaalanto Suudaan ay saadka u marsiiyaan Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here