Home WARARKA MAANTA MW Xasan sheekh oo shir muhiim ah ka furayo muqdisho.

MW Xasan sheekh oo shir muhiim ah ka furayo muqdisho.

6
0

Isniin 24, Nov 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furaya shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ay ka qaybgalayaan culimo dalka iyo dibadda isaga kala timid.

Shirka waxaa sanadkaan looga hadlayaa dhibaatooyinka jira iyo sida looga gudbi karo tusaale ahaan Abaaraha, Colaadaha & midnimo la’aanta, waxaana la dhagaysan doonnaa khudbadaha Madaxweynaha iyo Culimada muddada 4ta cisho uu socon doonno.

 

Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Islaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo agaasintay Shirkaan, waxaana gunaanadka lagu wadaa in laga soosaaro warmurtiyeed muujinaya qodobada kasoo baxa Shirkaan.

La soco wixii kasoo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here