Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Golaha wasiirrada Hirshabeelle oo ansixiyey sharciga dakhliga iyo siyaasadda fasaxa dhismaha hirshabeelle

Sawiro;-Golaha wasiirrada Hirshabeelle oo ansixiyey sharciga dakhliga iyo siyaasadda fasaxa dhismaha hirshabeelle

32
0

Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Jowhar, 13-Diseembar-2025: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.

Ugu horeyn waxaa warbixino laga dhageystay Wasaaraddaha Amniga, Beeraha, Shaqadda iyo Gargaarka.

Dood dheer kaddib Golaha Wasiirrada ayaa meelmariyey:-

  1. Sharciga Dakhliga.
  2. Siyaasadda Fasaxa Dhismaha.

Gunaanudkii, Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ku ammaanay Golaha dadaalkooda ku aadan horumarinta Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here