Arbaco Dec 17, 2025 {CBB}Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, waxaana Halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbland Axmed Maxamed Islaam.
Madaxweyne dani ayaa Kismayo u tagay ka qeeyb galka shirka ay ku dhawaaqeyn Mucaaradka Soomaaliya kaasi oo maalinta bire ah ka furmayo Magaaladaasi.
Masuuliyiin kala duwan ayaa la filayaa in ay manta gaaran Magaalada Kismaayo.







