Home WARARKA CAALAMKA Mareykanka oo sheegtay in Somaliland ay tahay Maamulka kamid ah Soomaaliya.

Mareykanka oo sheegtay in Somaliland ay tahay Maamulka kamid ah Soomaaliya.

23
0

Axad 28,Dec 2025 {CBB}Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliland ay u aqoonsatahay qeyb ka mid ah Soomaaliya.

War kasoo baxay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in xukuumadda Washington ay aqoonsantahay madaxbanaanida midnimada iyo xuduudaha Soomaaliya sidoo kalena gobolada Soomaaliland ay u aqoonsantahay qeyb dhulka Soomaaliyeed

Hadalkaan ayaa meesha ka saaraya hadalii r/wasaaraha Yahuudu ku sheegay in dawladda Mareykanka ay Soomaaliland u aqoonsanayso dal madax banaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here