Home WARARKA CAALAMKA Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in ciidankiisa In ay qabteen MW Venezuela &...

Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in ciidankiisa In ay qabteen MW Venezuela & Marwadiisa

19
0

Sabti 3, Jan  2026  {CBB}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa xiriirka Bulshada waxa uu ku xaqiijiyay in duqaymihii cuslaa ee ka dhacay Magaalada Caracas ee caasimadda Venezuela Nicolas Madura iyo Marwadiisa.

Trump ayaa sidoo kale xaqiijiyay in dalkaas laga bixiyay Madura iyo Xaaskiisa isla markaana loo qaaday Waddankaas dibaddiisa, waxaa lagu wadaa in uu faahfaahin ka bixiyo sida uu howlgalkaas u dhacay iyo goobta lagu hayo.

Maamulka Donald Trump ayaa muddo raadinayay soo qabashada Madaxweynaha Venezuela Nicolas Madura, Dalal badan oo Washington ku garab taagnaa beegsigiisa sida Cuba iyo Colombia ayaa cambaareeyay weerarkaas lagu qaaday Caracas.

La soco wixii kasoo kordha hadalka Trump & Xaaladda Venezuela.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here