Home WARARKA CAALAMKA Dowladda Mareykanka oo sheegtay sababta aysan Soomaalida u sii joogi karin Maraykanka

Dowladda Mareykanka oo sheegtay sababta aysan Soomaalida u sii joogi karin Maraykanka

17
0

Arbaco 14 jun 2026 {CBB}Xogahayaha amniga gudaha ee Mareykanka karis Noem ayaa faahfaahin ka bixisay sababta uu madaxwayne Trump u joojiyay sharciga ilaalinta kumeel gaarka ah.

Waxay sheegtay “Ku-meel-gaar micnihiisu waa ku-meel-gaar”.

Xogahayaha amniga gudaha ee Mareykanka karis Noem ayaa sheegtay in xaaladaha dalka Soomaaliya ay soo hagaagayso islamarkana ay joogto heer aysan mar dambe buuxin shuruudaha sharciga ee Ilaalinta Ku-Meel-Gaarka ah (.

“In muwaadiniinta Soomaaliyeed loo oggolaado inay si ku-meel-gaar ah ugu sii nagaadaan Maraykanka waa arrin ka hor imaanaysa danaha qaran ee dalkeenna” ayay intaa ku dartay.

Waxaan mudnaanta siinaynaa danta dadka Maraykanka ah marka hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here