Home WARARKA MAANTA Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

10
0

Khamis 15 jun 2026 {CBB}Wasiirka Qasaaradda Gaashaandhigga XFS  Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dadka Woqooyi Bari ay iska qaadeen heeryadii,isla markaana ay dhisteen maamul ku dhisan rabitaanka shacabka halkaasi.

Wasiirka ayaa xusay in bulshada Laaascaanood ay ku tallaabsadeen horumar degdeg ah oo dhanka bilicda magaalada ah ,iyagoo muddo agaal bilood ah ku dhistay qaar kamid ah kaabayaasha dhaqaale ee magaaladaasi.

“Socdaalkeenna Laascaanood wuxuu dirayaa farriin miisaan leh oo si rasmi ah u soo xiraysa albaabka mashruucii beenta ahaa ee gooni u goosadka”ayuu yiri Wasiir Fiqi:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here