Home WARARKA MAANTA Wasiirka Arrimaha gudaha Galmudug oo xilka ka qaaday guddoomiyihii degmada Xarardheere

Wasiirka Arrimaha gudaha Galmudug oo xilka ka qaaday guddoomiyihii degmada Xarardheere

38
0

Arbaco 28 August, 2024 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Dowladda Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac( Cabdi waayeel) ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa Guddoomiyaha degmada Xarardheere loogu magacaabay Caseyr Ibraahim Mataan.

Hoos;- Ka aqrisoo 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here