Home WARARKA MAANTA Kulan lagu dhiirigelinaayay dhalinyarada Hamburg oo la soo gabagabeeyay

Kulan lagu dhiirigelinaayay dhalinyarada Hamburg oo la soo gabagabeeyay

109
0

Talaado  03, Sept 2024 {CBB} Hay‘adda Ani Charity Foundation oo ka dhisan Magaalada Hamburg dalka Jarmarka ayaa waxay qabatay kulan labo maalin ahaa kaasi oo lagu dhiiragalinaayay dhalinyarada ku nool magaadala Hamburg iyo sidii ay uga faa’idaysan lahayeen nolosha qurbaha.

Kulanka ayaa waxaa soo agaasintahay hay’adda Ani Charity Foundation u dooda xaquuqda soo galootiga, Waxaana kulanka ka soo qeyb galay mas’uulin ka tirsan hay’adda, odiyaasha magaalada, culumo, dhalinyaro Rag iyo dumar is kugu jiraan.

Guddoomiyaha hay’adda Ani Charity Foundation Axmed Nuur Ibraahim (Soomaali) oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in dhalinyarada ku nool dalka Jarmarka ay sameyeen dadaal badan oo dalka wax uga soo kordhin lahayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here