Home WARARKA CAALAMKA Maxaa isku xiray Qiimaha shidaalka iyo Dagaalka Lagu qaaday IIraan.?

Maxaa isku xiray Qiimaha shidaalka iyo Dagaalka Lagu qaaday IIraan.?

3
0

Isniin 2 March 2026 {CBB} Qiimaha caalamiga ah ee shidaalka ayaa kor u kacay ka dib markii Mareykanka iyo Israel ay weerarro ku qaadeen Iiraan dhammaadkii todobaadkii.

Brent crude iyo Nymex light sweet oil labaduba waxay kor u kaceen in ka badan 10% markii suuqa tamarta uu furmay Isniinta subaxnimadii Aasiya, ka hor inta aanay dib u dhicin qayb ka mid ah korodhkaas.

Waqtiga la qorayay warbixinta, Brent crude wuxuu ku jiray koror ku dhow 9% isagoo gaadhay $79.30 foostadii, halka Nymex uu kor u kacay ku dhawaad 8.5% isagoo gaaray $72.70.

Xigasho BBC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here